Usd Organization
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Usd Organization, somalilland, Borama.
Maamulka iyo dhamaan xubnaha ururka USD.organization waxy hanbalyo u dirayaan xubin ka mid. Ah ururka ( Faadumo Farhaan Abdi )
Hanbalyo Hanbalyo
11/07/2026
Bandhiga buuga loogu magac daray 'Furaha aan la fahmin' ayaa ka qabsoomay Gobola awdal magala madaxdisa Boorama habeenimadii Jimce soo galayay (9/7/2026)
Ururka USD Organization, waxa uu si gaar ah ugu mahadcelinayaa Faiza Hassen Abdilahi oo ah qoraaga buugga oo ururka ku maamuustay shahaado sharaf.
Waxa aannu dhamaan bulshoweynta magaalada Boorama uga mahadcelinaynaa kasoo qaybgalkoodii ay kasoo qaybgaleen bandhiga buugga.
08/07/2026
Maamulka iyo xubnaha ururku waxay si wada jir ah usoo dhawaynayaan
1: Nimco Hamud Cabdi
Kusoo dhawad ururka USD.Organization
Kusoo dhawada saxd Social affairs
04/07/2026
S/Q2
04/07/2026
Xalay oo ay tarikhdu ahayd 3/7/2026 waxa magalada boorama gaar ahaan holl-ka jamacada bader ka qabsomay barnamijka la magac baxay RUN IYO RAAD barnamijkaas oo lagaga hadlaayay fahanka suganta laguna falanqeyay macnaha guud ee afkena iyo dhaqankena
04/07/2026
Maamulka iyo xubnaha ururku waxay si wada jir ah usoo dhawaynayaan labada xubnood ee kala ah
1: Khadar ali adan
2: Ahmed abdilahi sied
Kusoo dhawad ururka USD.Organization
Kusoo dhawada saxd Social affairs
01/07/2026
Nagala soo qayb gal habenkaas
Barnamijka { RUN IYO RAAD }
.organization
📝📕Furaha Aan la fahmin
Click here to claim your Sponsored Listing.
Contact the business
Telephone
Website
Address
Borama
252