Machadka Barashada Qur'aanka Onlinka Ee Al-Towba

Machadka Barashada Qur'aanka Onlinka Ee Al-Towba

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Machadka Barashada Qur'aanka Onlinka Ee Al-Towba, Health/Beauty, Bosaso.

29/04/2022
29/04/2022

ماشاءلله تبارك الله

11/04/2022

Sida Qur'aanka loo barto iyo taraawixda fadlan halkaan si ficn ugu bogo waaa xilligaan ookale unbaa ku mac xifdinta Qur'aanka fadlan Aan ka faa'idrusano
Shere gareey

11/04/2022

.

◼Ku soo dhawoow oo ah hoyga xifdinta Qur'aanka Kariimka iyo barashada higaada ama farbarka hab online oo casri ah.

◼Ku baro Qur'aanka Kariimka iyo
higaada (farbarka) muddo kooban adiga oo jooga gurigaaga.



✔ 3 bilood
✔ 6 bilood
✔ 9 bilood
✔ Sanad
✔ Sanad iyo badh
✔ 2 Sano

◼Mudada barashada higaada (Farbarka) iyo isku xidhka ereyada Carabiga (Jumladaha)
waa 3 bilood kaliya .

◼Ardayda la qaadanayo oo aad u kooban fadlan horey u gaar oo yaan lagaa buuxin.

◼Wixii faahfaahin dheeraad ah fadlan kala xidhiidh
https://wa.me/252611171783
What's app & IMO +252611171783
Lasii wadaag walaalaha kale MAHADSANID

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Bosaso?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Culinary Team

Attire

Website

Address

Bosaso
AL-TOWBAQUR'AANONLINE