Xaad 24Tv

Xaad 24Tv

Share

Ku soo Dhawow Xaad24Tv

06/06/2023

Waxaan shacabka sharafta badan ee ku dhaqan caasimada hargeisa ka codsanayayn
Inay soo sheegaan inantan yar oo lawaayay saaka iyadoo madarisad ku taala daloodho loo diray lagu waayay xaafada daloodho
Magaceeduna waa
AMAL MUUSE SALEEBAAN
NUMBER LAGALA XIDHIIDHAAYO
4622426

Photos from Xaad 24Tv's post 03/06/2023

Caaqil Xirsi Waa Mid ka mida Cuqaasha Beesha Habaryoonis oo galabta sawiro qarsoodiya laga qaaday isagoo hub ka dhex uruurinaayay ganacsatada magaalada Burco, xili colaad ka taagan tahay deegaano hoos yimaada Gobolka Togdheer.

08/03/2023

Hambalyo Najma Nashaad iyo ayuub Haaruun.

❤❤Barakooba ❤❤❤

Photos from Xaad 24Tv's post 14/02/2023

iyo ayaa caawa balan ku qaaday rag badan inaay udhiman doonaan

Saraakiil Badan oo Caawa Ciidamada Commandos ee kala duwan oo iyaguna gadooday gaar ahaan Guutada oo uu taliye u ahaa G/dhexe (Amateed) ayaa dhamaan ciidamadii guutada iyo guutooyinkii kalee oo iyana la Gadooday baa caawa seefta la dhex qaaday ku sugnayd aroorta ayaa lagu aasi doonaa ilaa 8 aroornimo caawa ilaa 2 ayaa la keeni doonaa intaan lasoo qaadin waa in rag badan udhintaan oo

Laba mid baay noqon in lasoo afjaro laascanood intaan maydka taliyaha la aasin iyo laascanood ay qubuuro noqoto uunbaay noqon

Difaacii waa dhamadaay iyo dulqaadkii😡😡😡

Operation kan waxaa loogu magacdaray mujaahid

ayuu bilowday operation intii h**e hadii difaac la ahaa maanta weerar howdiyaar garoobaan 😡😡

Caawa waa cibaadaystay wuuna dhexqaaday

Fu'aad Omar Dheere

13/02/2023

Dowlada Turkiga Ayaa Bilaawday Adeegsiga Dooloyaal(Jiir) Tababaran Si Loo Samatabixiyo Dadka Wali Ku Go'doonsan Dhismayaasha Burburay Hoostooda.

04/02/2023

Hal sano ayaa laga joogaa markii uu shaashadaha Caalamka qabsaday wiilkii reer Morooko ee Rayaan kaas oo ku dhacay god aad u dheeraa oo laga soo saari kari waayey.

Dhacdadaas oo noqotay mid murugo ku noqotay Caalamka gaar ahaanna waalidkii oo waayey wiilkii ay dhaleen.

Sannadka ka dib, waxa maalintiii shalay wuxu Ilaahay Rayaan labadiisi waalid ku arsaaqay wiil kale oo shalay ugu dhashay magaalada Tadaawan ee Waqooyiga Morooko.

Qoyska ayaa si weyn ugu farxay dhalashada wiilkan cusub ee uu Ilaahay ugu deeqay.

Sannad ka hor waxay u murugsanaayeen waayitaanka wiilkoodii Rayaan, sannadkana waxay u dabaal degayaan soo dhowaynta wiilka cusub!

03/02/2023

Inanilaahi waa Ina Ilahayhi Rajucuun

Alle Haw Naxariisto Cadami o Aha O'Day Qarankiisa Uso Adeegay Rabi Haw Raxmdo ehelkiisi Qarabadiisi Ubadkiisi Dhamaan alle Samir Iyo Iiman saaqdia haka Siiyo

31/01/2023

Waa meherad Burco Cagaha loo laabay Oo Tuug ku Dagtay

Photos from Xaad 24Tv's post 31/01/2023

Waxaan aragnay qalad ka dhacay qof farmasiyaysta ah oo Inan ah, shaqeynaysayna sida u inoo sheegay Aabaheed iyo Dr-Yaxye mudda dhan 10 Sano oo ah Hospital 🏥 Ee Degmada Aadan Yabaal Xiligii ay heysteen dhaq-dhaqaaqa kooxda Al-shabaab oo abahayd yidhi Gabdha halkaasi ha igu wax-barato.

Ugu dembeyntii

qaladka dhacay ayaa u dhigan sida tan inan dhalinyaro ah oo ah bukaan kacabanaya in u ahayo infection daran ogaansho kadib bukaanka ayaa u muuqday mid u ahayo infection daran dabadeedna Dr-Yaxye waxa u u qoray dawaawo laguna Xalinaayo infection ahaya inanka Ee dhalinyarada ah waxaana ay u qorneyd sita tan Ee Soo socota:
Salemycine 500ml 2ml
⚕ Amikacine 2ml.........

Qaladka ka dhacay farmasiyaysta isaguna waxa u ahaa sida tan ayuu u dhignaa-----------------------------------

Benzathine BenzlyPenicillin 2.4 MIU ( Penicillin G Benzethine Injection 💉 MIU 2.4 MG.

For I.m use only .

FG.Muwaadin haddii aad tahay farmasiyaysta isaga ilaali qaladka noocani oo kale Si aad wax yeleyn aad ugu geysan bulshadii aadu adeegaysay qalad weyn oo dadiiqado ka dhaga dhacay fadlan haddii aad fahmi waysid warqada waxa ku qoran kula noqo Dr-Si laga hubiyo ama loo saxo dawada aad fahmi weyday Ee ku qoran warqada daawada.

Mahdsanadin dhamaantiina jalayaal.

Waxaan filayaa in aad wax badan iga faa'deen wax saxid ah.

N/B: Markasta ku xirnow Barteyda Facebook Ee Dr-Mafcuul Mohamed Cabsiye.

W.Q. Dr-Mafcuul Mohamed Cabsiye ( Team of DDEPA and SN..... ).

31/01/2023

Maxaad Ka Xasuusataa?

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Burco?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Burco
Burco