Najah Channel

Najah Channel

Share

Magaca youtube keygaa waa Najah Channel meherada najah beauty salon henna Burco📍 ku talaa palaz https://youtube.com/channel/UC84Zl4u3icOiivbke34Y-iA

12/04/2026

Masha allaha tabarakallah arooskii qaraniga u dhacay inantan

27/03/2025

Sagal Somalia Anfac lama kufsan waa beentda
Dhahaday Anaga islaaa,.? #

21/03/2025
21/03/2025

Masaajidka barakaysan ee Xaramka waxaa lagu sameeyey balaarintii ugu weyneyd Taariikhda.

Tirada dadka hal mar ku tukan kara oo ahayd 670,000 oo qof ayaa hadda la gaarsiiyay ilaa 1.3 Milyan oo qof.

Tirada musqulaha ayaa laga dhigay 16,726.

Tirada goobaha lagu weyso qaato ayaa laga dhigay
12,639. Masha allaha tabarakallah 🕋🤲

25/03/2024

Lo’da “Nelore” ayaa noqotay lo’da ugu qaalisan ee lagu iibiyay adduun dhan $4.38 milyan, waxaana iibsaday nin beeralay ah oo ku sugan dalka Brazil.

Lo’dan ayaa u adkaysata cudurrada iyo cimilada adag, waxay cuntaa calaf raqiis ah, waxayna soo saartaa caano tayo sare leh. Najah Channel like fallow isaar page Asxaabay

16/08/2023

✍️Haddii ukunta banaanka laga jebiyo, nolosheedi waa dhamaataa, Haddii gudaha laga jebiyo noloshi waa u bilaabataa oo digaagad yar baa dhalata,

Noloshaada & wax kastoo sareeya, waxay ka bilowdaan gudaha, marnaba ha sugin wax banaanka kaaga yimaada in ay ku bedelaan ama farxad kuu keenaan

15/08/2023

Hadaad garasho leedahay go. Aaankagu adag Yahay gacan Eebe mooye Uma baahadin garab kale

13/08/2023

Wa kuwe tobanka suuradood ee wax ka difaaco marka si nijad ah u aqrisato

1🍂suuratul faatixa waxey ka reebta carada alle

2🍁 suuratul yaasiin waxay ka reebta oonka ama haraadka maalinta qiyaamaha

3🍂 suuratul Dukhan waxay ka reebta dhibaatada malinta qiyaamaha

4🍁suuratul idaawaqaca waxay ka reebta saboolnimo

5🍂suuratul tabarak (mulki) waxey ka reebta cadaabul qabriga

6🍁suuratul alkowthar waxey ka reebta doodda

7🍂 Suratul alkaafiruun waxey ka reebta inaad gaalnimo ku dhimatid

8🍁 suuratul ikhlas waxey ka reebta munaafaqnimada

9🍁 suuratul alfalaq waxay ka reebta xaasidnimada

10🍂 Suratul al naas waxay ka reebta waswaaska

Amiira qurux waxay ka cwineysa iney idin so gudbiso wax walbo wanagsan
Hada qoraalkan dhamaan so aqrisay mahadsanid

ku sali nabiga Caleyhi salaato wa salaam caleyhi salaato wa salaam

Like and shere❤️

12/08/2023

Si fudud hada rabto ina u seexato waxa u bahan tahay 8talo

1🌱in aad qabato malinti shaqo aad loogu daalo xisabta ku darso qof maanta dhan nasiino ku jiray dhaqsi uma hurdaayo.

2🌾inaadan maqrib ka dib cabin waxa kafee ah ama shaah caleenta ku badan tahay

3🌱inta aadan seexan ka hor in aad ku so qubaysata biyo diiran

4🌾in qolka aad seexaneeso uu san ahayn kulayl nalkana iska damiso saacad ka hor inta aadan seexan

5🌱in aadan ku fikirin sariirta dusheeda jadwalka jiifkaagana mid hal waqti ah sida habeen kasta 10:00 seexato
6🌾in saacad ka hor intaadan seexan aad iska dhigto telka sido kalana damiso tvga📺

7🌱in aad cabto caano diiran ama liin bambeelo hurdada ayey so dadajisa

8🌾in maqrib ka dib aadan cunin wax yaabaha gaaska ama xasaasiyada kugu kicinaaya

Qodobke aya ka heshay

Saar love ❤️

11/08/2023

"Ha is barin inaad ku noolaato taageerada dadka kale ma jirto cid u dareemaysa dhibaatadaada sida aad adigu u dareemaysid uune"

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Burco?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Burco